Dowlada Somaliya Oo Cambaaraysay BBC Oo Qariirad ku kala Qaybisay Somalia iyo Somaliland June 6, 2025June 6, 2025 Dowladda Soomaaliya oo Cambaaraysay Warbaahinta BBC kadib qariirad ay soo bandhigeen oo ay Somalia iyo Somaliland ku kala qaybiyeen. Wasaaradda arrimaha Dibadda ayaa ugu baaqday BBC in sida ugu dhaqsiyaha badan uga saarto Mapkaas website-kooda.