War- saxafaadeedka kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya ayaa lagu boggaadiyay doorashooyinka maamulka gobollada waqooyi ee Somaliland.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaana ku baaqday in doorashada ku qabsoonto gacan ammaan ah, lagana dhabeeyo kalsoonidda umadda.