Sidoo kale, Madaxweyne Erdoğan wuxuu xusay in iskaashiga ka dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga ee dhinacyada tamarta iyo kalluumeysiga uu sii socon doono, isagoo ku tilmaamay inay yihiin meelaha rajo weyn laga qabo mustaqbalka labada dal.
Wicitaanka ayaa ka dambeeyay ka dib markii maanta Wasiiradda Difaaca iyo Badroolka Turkey ay warbixin ku saabsan xaalada Soomaaliya la wadaageen madaxweynaha Turkey.