Heemaal News Network

Duqa Muqdisho Oo Shaqo joojin ku Sameeyey Dhowr Gudoomiye Degmo.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shaqada ka joojiyay guddoomiyaal degmo uu ku jiro guddoomiyaha Dayniile oo hadda ku sugan magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya.

Gudoomiyeyaasha kale ee shaqada laga joojiyey waxaa ka mid ah Boondheere, Shingaani iyo Cabdicasiis.

Shaqo joojintan ayuu Madaale sabab uga dhigay in guddoomiyaashan ay ka maqnaadeen shir amniga looga hadlayay oo habeenno ka hor ka dhacay xarunta dowladda hoose ee Xamar.

HOOS KA AKHRISO

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Ku dhawaad 10 Qof Oo ku Geeriyootay Hoobiyayaal ku Dhacay Suuqa Bakaaraha.

Heemaaln

Jaaliyada Reer Awdal Oo Banaan-bax ka Dhigay Albaabka Safaarada Itoobiy Ee Landon UK

Heemaaln

Madaxweynaha Soomaaliland Oo Eedeeyn u Jeediyay Dawlada Somaliya

Heemaaln