Heemaal News Network

Farmaajo Oo Dhaliilay Xarriga Gudomiyaha Urur-siyaasadeedka Shacab, Oo Villa Somalia-na ku Tilmaamay Kaligitalisnimo

Madaxweyne Hore Farmaajo oo Dhaliilay Xarriga Guddoomiyaha Urur-siyaasadeedka Shacab, kaasoo Villa Somalia-na ku Tilmaamay Kaligitalisnimo

“Xarigga sharci darrada ah ee laamaha ammaanka Federaalka Soomaaliya ay u geysteen Guddoomiyaha Urur-siyaasadeedka Shacabka Mudane Cabdiraxmaan Saleebaan Jaamac waxa uu muujinayaa nooca doorashada ee uu doonayo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud & hannaanka siyaasadeed ee uu qaatay.”