Farmaajo Oo War ka soo Saaray Dhibaato ku soo Korortay dalka
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan magaalada Doxa ee dalka Qatar ayaa ka hadlay colaadaha beelaha iyo kuwa siyaasadeed ee ka socda qaybo ka mid ah dalka.