Heemaal News Network

Gaadiid iyo Agab Ciidan Oo Lagu Wareejiyay Ciidanka Xoogga Dalka (Sawirro)

Taliska qaybta 43 -aad ee ciiddanka dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa manta kala wareegaay UNMAS, gadiid iyo agab kale oo logu talagalay ciidaanka xoogga Dalka in ay ku howlgalaan.

Madaxa hoggaanka sancada ee ciidanka xoogga korneel Aadan Abdullahi Cali (Adan Gaas) ayaa goob joog ka ahaa la wareegida agabkan, waxa uuna uga mahad-celiyay UNMAS agabkan ay ku wareejiyeen ciidanka xoogga.

Taliyahay qaybta 43-aad ee ciidanka xoogga dalka Gen. Cali Mohamed Bag Madow ayaa isna uga mahad-celiyahay tagerida ii garab istaaga ay UNMAS la garab taagac tahay ciiddanka xoogga dalka Soomaaliyeed.

Agabkan ciidanka xoogga dalka la wareegeen ayaa kusoo aadaya xilli la filayo in ciidanka dowladda iyo kuwa dadka deegaanka ay dib u bilaabaan howlgalladii ka dhanka ahaa kooxda Al Shabaab.

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

La wareegida Turkiga Ee Badda Somalia, Saameynta ka Dhalanaysa & Cida u Darnaan doono,Qodobada ku jira

Heemaaln

“Waxay ahayd in Somaliland iyo Khaatumo Lagala Tashado Wax-ka-beddelka Dastuurka” Farrmaajo

Heemaaln

Xil. Foosiya Yuusuf Aadan Oo Faahfaahin ka Bixisay Tartanka ay Ugu Jirto Gudoomiyaha Midowga Afrika

Heemaaln