Najma oo aheyd Gabar Soomaaliyeed ayaa goordhow meydkeeda laga helay dalka Kenya, iyadoo kamid noqotay in ka badan 100 qof oo ay la tageen dadaadka ka dhashay roobab mahiigaan ah oo ka da’aya dalkaasi.
Dooni ay saar naayeen dad ay Soomaali ku jirto oo ku qalibantay Gaarisa ayey dhimashadii ugu badneyd ka dhalatay inta ay daadadku socdeen gudaha dalkaasi, waxaana la soo werinayaa in Najma ay ku jirtay maanta dadkii ay doonidu la gadoontay.
Dad badan ayaa ka barakacay guryahooda, kuwa kalen waa lagu la yahay nolal igo geeriba.