Heemaal News Network

Ganacsade Caawa Lagu Dilay Boosaaso Iyo Guriga Wasiirka Amniga Oo la Weeraray

BOOSAASO: Mid ka mid ah ganacsatada magaalada ayaa lagu diley goordhaweyd, iyada oo sidoo kalena bumbooyin lagu tuurey Hoyga Wasiirka Amniga ee isla Boosaaso.

Ka dib labada dhacdo rasaas magaalada laga wada maqlay waxa la soo werinayaa in ay ku dhaawacantay ruux dumar ah.

Xaaladaha ammaan-darro ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa soo noqnoqday waayadan danbe, waxa se la eegayaa sida ay wax uga qabato xukuumadda dib loo doortay ee Deni.

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Beesha caalamka Oo ku Dhegan Qodobo ka mid ah Dastuurka & Xassan Sheekh Oo Talaabo Qaaday

Heemaaln

Shacabka Muqdisho Oo ka Hadlay In Dowladda Turkiga Lagu Wareejiyo Badda Somaaliya

Heemaaln

Afhayeenkii Ciidanka Booliska Oo Xilkii Wareejiyay

Heemaaln