Hadda, ganacsatada Turkiga maceeshada ay u dhoofiyaan Falastiin ayaa kor u kacday boqolkiiba 423, halkii ay sannadkii hore ka ahayd wax dhoofinka $77 milyan, siddeedii bilood ee ugu horreysay ee sannadkan 2024 , waxay gaartay $403 milyan, sababtoo ah badeecada Turkiga uga baxda inay ku socdaan kastamyada Falastiin ayaa loo wareejiyaa Israa’iil.
Runtii kama tagi karno ganacsatada inaysan nixin meel kasta oo ay joogaan oo xaaladaha khatarta ah waxay u beddelaan goobo ay dheef ka helaan, iyagoo aan eegin xaaladda bani’aadanimo iyo mowqifkooda diimeed, si cad ganacsatada Turkiga waxaa la shaqeynaya Falastiiniyiin ah oo looga baahanyahay inay kastamayada Falastiin , sida kuwa Daanta Galbeed ku yaalla badeecadaha ka wareejiyaan oo ay ku wareejiyaan Israa’iil.