Gobollada Sool iyo Sanaag ayaa laga saaray (Disputed Area) Muran Khariireedkii horey uga diwaangashanaa Hey’adaha Qaramada Midoobey.
Hadda ka dib hey’adaha caalamiga ah si toos ah ayey uga howl-geli doonaan gobollada Sool & Sanaag arintan ayaa keentay kadib markii Reer SSC khaatumo Dagaal adag la galeen Jabhada Argagixisada SNM halkaasi oo ugu danbayn ay uga adkaadeen 25 August iyagoo gacanta ku dhigay Dhammaan Deegaanada SSC khaatumo.
OCHA ayaa faafisey khariiraddan.