Madaxweynaha Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa shir guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirada, kaasoo lagaga hadlay arrimaha amniga, fara gelinta dowladda federaalka ka abuurtay deegaanada Jubaland xayiraadaha duulimaadyada, siyaasaddeeynta mashaariicda horumarinta iyo gargaarka, abaabulka dagaalka iyo colaadaha iyo qodobo kale sida lagu sheegay War saxaafadeed ka soo baxay kulankaas oo sidan hoose yu qornaa:-