Heemaal News Network

“Waxba kama Ogin Heshiiska Somaliya iyo Turkiga.”Guddiga Kheyraadka Golaha Shacabka

Guddiga Kheyraadka iyo Bii’ada ee Golaha Shacabka oo cadeeyey in uusan waxba ka ogeyn heshiiskii ay wada galeen Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga.

Warqad ay soo saareen Guddiga Kheyraadka Dabiiciga ah iyo Bii’ada ee golaha Shacabka ayaa waxa ay ku sheegeen, inaysan waxba ka ogeyn heshiiska Shidaalka ee ay wada galeen Soomaaliya iyo Turkiga.