Guddoomiyaha Maxkamadda Oo Xarig iyo Xil ka Qaadis la Isugu Darayo, Maxaa dhacay? February 15, 2025 Madaxwaynaha iyo Baarlamaanka oo loo gudbiyey Tr 11.02.2025, Dacwad ka dhan ah Baashe Yusuf Axamd Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Dalka. Warqaddan ayey wax kasta ku cad yihiin. Illaa Farmaajo ayuu xilka hayey waana haraadiga kooxdii jabtay ee burburtay ee NN.