Heemaal News Network

Gudoomiye Faratoon Oo Khamiista Cod Galinaya Xilka Xayuubinta Xil Macamed Abiib

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) ayaa Kal-fadhi aan caadi aheyn isugu yeedhay xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland si go’aan looga gaadho arinta xildhibaan Maxamed Abiib.