Waxaa Deegaanka Laymadh Ee Gobolka Sanaag Galabta lagu dilay laba nin oo kasoo jeeda Beesha Dhulbahante sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ah.
Dilkan Galabta dhacay ayaa waxa lagu eedeeyay inay geysteen Beesha Habar jeclo.
Majirto war faahfaasan oo kasoo baxay labada dhinac ee dilka isku geystay