Heemaal News Network

Hal Qof Oo ku Dhintay Gaadhi Waaraad ah Oo Jiidhay 10-Meheradood Oo ku Yaala Degmada Dila Ee Awdal

Ilaahay ha unaxariistee daahir bookh ayaa ku geeriyooday Magalada dila, ka dib markii gaadhi waaraad ah uu jiidhay 5-meheradood.

Ilaahay janooyinkiisa haku casuumo aamiin dhaha dhamaantiin, wixii xog ah ee ka Soo korodha waan idinla Soo wadaagi insha allah