Heemaal News Network

Haweeneey Musuqmaasuq Lagu Eedeeyay Oo Toogasho Lagu Xukumay

Haweney beeca dhismooyinka ka shaqeysa dalka Vietnam ayaa lagu xukumay dil toogasho ah iyada oo loo aaneeyay doorkii ay ku lahayd mid ka mid ah kiisaskii musuq maasuq ee ugu xumaa taariikhda.

Maxkamadda ku taalla magaalada Ho Chi Minh ayaa waxay sheegtay in Truong My Lan ay ahayd maskaxdii ka dambeysay in afartan bilan oo doolar laga qalin shubateeyo bangiga Saigon muddo toban sano ah.

Waxaa lagu eedeeyay in ay ay si dadban ula wareegtay milkiyadda in ka badan sagaashan boqolkiiba saamiyada baniga ka hor inta aysan si sharci darro ah u qaadan cadad badan oo deyn ah. 85 ruux oo kale ayaa waxaa ku dhacay xukuno intaa ka qafiifsan.

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Baaris Lagu Sameeyay Safaarad ay Leedahay Somaliya iyo 9 Fal-dambiyeed oo…

Heemaaln

Bangiga Aduunka Oo Dawlada Somaliya ku Eedeyay Musuq-maasuq

Heemaaln