Hillary Clinton, waxay aaminsantahay inaysan ujeeddo la’aan ku dhacayn diyaarad joogto $400 milyan inay Qatar , siiso Trump — waxay ku sheegtay waa inay jirtaa wax la celinayo oo ay ula jeedo inay jirto wax ay Qatar ka qaadanayso Mareykanka.
Qatar, waxay doonaysaa 1.2 tiriliyan oo dollar inay ku maalgashato oo ay wax uga iibsato Mareykanka , tan oo ka dhigaysa Trump; madaxweynihii u horreeyay ee Mareykan ah oo heshiiska dhaqaale oo intaa la’eg la galaya dalalka khaliijka.