Heemaal News Network

Hindiya Oo Magaalooyin ka tirsan Pakistan ku Weerartay Diyaaradaha aan Diyaaradaha lahayn

Hindiya , waxay saacadihii u dambeeyay dhowr magaalo oo ka tirsan Pakistan , ku weerartay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, balse inta uu weerarkaa socday Pakistan ayaa mar kale soo muujisay awoodeeda difaac iyo tiknoolajiyada oo u suragelisay inay 25 diyaaradood oo nooca aan duuliyaha lahayn ee ay Israa’iil soo saarto oo ay adeegsanaysay Hindiya dhulka soo dhigaan.

Illaa Hindiya , waxay ku dhibtoonaysa inay ka soo kabato fadeexada ay ka wajahday iska horimaadka ay kula jirto Pakistan oo ay ka dhalatay in diyaaradihii casriga ahaa ay dhulka dhigeen ciidanka Pakistan.

Fallanqeynta iska horimaadka iyo waxyaabihii u dambeeyay ee dhacay ayaad ka heli doontaa ‘Insha’allah’, waqti dhow boggan iyo bartayda YouTube.