Hogaamiyaha waxaa kulankiisa ku weheliyey Wasiirka Wasaaradda gargaarka iyo Maaraynta Masiibooyinka Xil Cabdirisaaq Yuusuf Hindi Madaxweynihii Hore Maxamed Yuusuf Jaamac Indhasheel.
Hoggaamiyaha maamulka SSC-Khaatumo ayaa socdaalkiisa Muqdisho uga sii gudbi doona Dalka Talyaaniga oo uu safar shaqo usii aadi doono.