Heemaal News Network

Imtixaanaadka Shahaadiga Oo kasoo degey Goroonka Diyaaradaha Laascaanood

Dowladda Soomaaliya ayaa diyaarad sidda imtixaanka shahaadiga ah ee Qaranka Soomaaliya ka dejisey Laascaanood.

Ardayda deegaannada SSC-Khaatumo ayaa si toos ah ugu fadhiisanaya imtixaanka Qaranka si lamid ah maamullada kale