Heshiiska ayaa qayb ka ah iskaashiga laba geesoodka ah ee cilmi-baarista, waxbarashada, iyo hirgelinta mashaariicda wadajirka ah, sida ay sheegtay wakaaladda wararka Iran ee IRNA.
Burkina Faso ayaa lagu sheegaa in ay hodan ku tahay kaydka Yuraaniyaamta oo aan la isticmaalin, taasoo laga yaabo inay Iran ku riixday heshiiskan.