Israa’iil waxay dhex martay wasaaradda arrimaha dibadda Argentine, oo ah dalka uu ka soo jeedo Rafael Grossi, oo loogu talagalay inuu si madax bannaan ula socdo dhaqdhaqaaqyada dhismaha nukliyeerka caalamka, balse hadda xogta ay soo bandhigtay Iran, waa muujinaysa inuu u dhaqmayo sida inuu u shaqeynayo Israa’iil.