Israa’iil iyo Turkiga ayaa berri yeelan doona wejiga saddexaad ee wada-hadallada tooska ah oo ka dhacaya dalka Azerbaijan, sida uu sheegay telefishinka Israa’iil Kann.
Wada-hadalka ma gaarsiisna inay kulmaan Erdogan iyo Netanyahu , balse waa wada-hadal farsamo oo xiriirka ay ku soo celinayaan labada dhinac.