Israa’iil ayaa sheegtey in duqaymaha aan loo meeldayin ee ay ka wado dalka Suuriya ay yihiin farriimo loo dirayo Turkiga oo la micno ah; Saldhig haka samaysan Suuriya, hana faragelin dhaqdhaqaaqyada Israa’iil ee dalkaasi — JP
Warsaxaafadeed ka soo baxay ciidanka Israa’iil, waxaa lagu sheegay ; “Waxaan sii wadi doonaa inaan ka shaqeyno sidii aan meesha uga saari lahayn khatar kasta oo ku wajahan muwaadiniinta Israa’iil.”