Heemaal News Network

Israa’iil Oo ka Hor-istaagtay Wasiirrada A-dibadda ee Dalalka Khaliigka iyo Turkiga in ay Booqdaan Daanta-galbeed Falastiin

Israa’iil ayaa ka hor istaagtay Wasiirrada Arrimaha-dibadda ee Sacuudi Careebiya, Imaaraadka, Masar, Urdun, Qadar, iyo Turkiga in ay booqdaan Daanta-galbeed Falastiin, halkaasi oo ay ballan kula lahaayeen Madaxweynaha Falastiinitiinta, Maxamuud Cabbaas.

Weftigan ayaa noqon lahaa kuwii ugu sarreeyey oo Carab ah oo booqda Falastiin, tan & 1967-kii balse Israa’iil oo ku tilmaantay ‘Daandaansi dowlad loogu samaynayo Falastiin’ ayaa diidday socdaalkaasi oo uu horkacayo Sucuudi-gu