Saacadihii hore ee maanta; warbaahinta Israa’iil waxay sheegtay goobaha ay doonayso inay Israa’iil weerarto ee gudaha Iran inay ku jiraan guriga hoggaamiyaha sare, madaxtooyadda iyo xarumaha kale ee muhiimka ah, taa oo ka dhigan ku dhawaaqis dagaal iyo in kaliya Iran looga soo tagay iska horimaad toos ah inay la gasho Israa’iil.