99
Xulka Ivory Coast ayaa guul muhiim ah ka gaaray Burkina Faso, kaddib markii ay 3–0 ku garaaceen ciyaar ka tirsan Koobka Qaramada Afrika. Ciyaaryahanka Manchester United, Amad Diallo, ayaa ahaa xiddigga garoonka, isagoo dhaliyay hal gool islamarkaana caawiye ka noqday gool kale.
Goolka labaad waxaa dhaliyay Yan Diomande, halka goolka saddexaad uu dhaliyay Bazoumana Touré oo ku soo galay badal. Guushan ayaa Ivory Coast u suurtagelisay inay u gudbaan wareegga siddeedda.
Ivory Coast ayaa Sabtida la ciyaari doonta xulka Masar, si ay ugu tartamaan booska semi-finalka tartanka.
Have any thoughts?
Share your reaction or leave a quick response — we’d love to hear what you think!

