Ballantii way oofiyeen, waxayna Dr-ka kusoo hagaajiyeen lacag shan Milyan ah oo maanta lagu qaybiyay gurigga Suhuura Labada qoys mid kamid ah 9 caruur ah ayuu ka tagay, ilmihii 10aad hadduu dhashay, Qoyskaas waxaa lagu warreejiyay 2.5Milyan.Qoys kale oo laba caruura ka tagayna waxaa lagu warreejiyay 1.5Milyan.Qof dhaawac ahaana 500K ayaa la siiyay.Laba qof oo xiligii shilka la socday balse waxba noqon maskax ahana mooye iyagana 250K iyo 250K ayaa la siiyay.
Masuulliyinta hawshan ka shaqeeyay waan uga mahad-celinaynaa daddaalkoda.Sababtoo wa dhif iyo Naadir in lacag noocasa laga soo dhiciyo kooxahaas.