Madaxweyne Xassan Sheikh ayaa lagu eedeeyey Khiyaano Qaran, taageerid Argagixiso iyo cadow Soomaaliyeed sida ku xusan warqada Jubbaland.
Talaabadan yaabka leh ayaa u muuqato mid aar gudasho ah ka dib markii maanta Maxkamada gobolka Banaadir ee dowlada Somalia ay warqad soo qabasho ah u jartay Axmed Madoobe.
Khalalaasaha siyaasadeed ee u dhexeeya DF iyo Jubbaland ayaa hadda u muuqda mid faraha ka sii baxaya iyadoo labada dhinac ay maalin walba qaadayaan talaaboooyin sii xumeynaya xiisada ka dhex aloosan.
HOOS KA AKHRISO WARQADA JUBALAND