Heemaal News Network

Kacdoon ka Dhan ah Madaxwayne Firdhiye Oo ka Socda Baraha Bulshada.

Dhalinyarada Laascaanood ayaa baraha bulshada ka wada kacdoon ay kaga soo horjeedaan Firdhiye iyo ciidanka nabad diidka ah ee ka dagaalama beriga Sool.

Dhalinyaradan ayaa diidan habmaamulka Firdhiye iyo nabad diidka ka dagaalama beriga Sool.

Waxay sidoo kale baraha bulshada ka wada baaqa kacdoon ku aadan Firdhiye, kuwaas oo si weyn uga soo horjeeda Firdhiye.

Firdhiye oo Laascaanood muddo bil ka maqan, ayaan sidaan hore page-kan ugu baahinay xogta sheegaysaa in uu xaalado amni uga maqan yahay magaalada Laascaanood.

Mudooyinkii u danbeeyay waxa magalada Laascanood markii ay la kulmeen duruufo nololeed ka tahriibay dhalinyaro badan kuwaasi oo badankoodu #doonyihii ay raaceen la qarqoormeen,ilahay ha unaxariisto dhalinyaradaasi ku nafwayay tahriibka.