Khilaaf soo kala Dhex-galay Maamulada Puntland Iyo Khaatumo December 9, 2024December 9, 2024 Maamulka SSC-Khaatumo oo ka hadley Xad gudubyo Maamulka Puntland uu ka gaystay bilihii u danbeeyey degaanada SSC-Khaatumo. Qoraal ka soo baxay Wasaarada warfaafinta SSC Khaatumo ayaa lagu faahfaahiyey xad gudubka Puntland kaasoo u qornaa sidan hoose:-