Heemaal News Network

Koox Somali ah Oo Heystay Markab Laga Leeyajay Iran Oo Ciidamada India Isku Dhiibay

Koox Soomaali oo haystay dooni laga leeyahay dalka Iiraan ayaa isu dhiibey ciidanka badda Hindiya, sida ay werineyso warbaahinta India.

Tani waxa ay imanaysaa xilli Hindiya dhawaan qabatay soddoneeyo burcad-badeed Soomaali ah.

Soomaalida ay India qabatay labada jeerba waxa ay ka soo jeedaan Puntland oo aan weli juuq ka dhan dhacdooyinkan.

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Maxkamadda Ciidamada Oo Xukun ku Riday 27 Askari Oo Lagu Helay inay…

Heemaal

Puntland Oo Markale si kulul uga Hadashay Arrimaha wax ka Badalka Dastuurka

Heemaaln

“Reer Awdal Waxaan Leeyahay Baddiina waxa Idiin Difaacaya Turkiga..”Xildhiban Caasha Koos

Heemaaln