Madaxweynaha Masar, Cabdifitaax Al-Siisi ayaa lagu wadaa in uu dhawaan soo gaadho magaalada Muqdisho, xilli ay maanta caasimadda Muqdisho soo gaareen khuburo amni oo hordhac u ah safarka Madaxwaynaha,
Sidoo kale waxaa la filayaa suurta-galnimada in Madaxweyne Xasan u safro Addis Ababa oo uu ka dhacayo shirka Midowga Afrika.