Madaxweynaha iyo ergeyga ayaa kulankooda diirradda ku saaray horumarka iyo dadaalada laga gaadhay dawlad-dhiska Dawladda SSC-Khaatumo, xasiloonida iyo nabadda geeska,iyo in la gaarsiiyo mashaariicda horumarineed iyo kuwa gargaar ee hay’adaha Qaramada midoobay ka fuliyaan Soomaaliya.