Madaxwayne Cali Guudlaawe oo Eryey Wasiir ka Tirsan Maamulka Hirshabelle June 2, 2025 Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo xil ka qaadis ku sameeyay Wasiiru-Dowlihii Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Hirshabeelle Mudane Cilmi Daahir Maxamed. HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA