Ugu horeyn culimadu waxay alleh uga baryeen madaxweynaha inuu xilka culus ee dhawaan loo doortey ku asturo , waxaana ay si gaar ah madaxweynaha ay kula dardaarmeen inuu dulqaad iyo samir yeesho .
Madaxweynaha la doortey ayaa culimada dalka uga mahaceliyey kulankooda waxaana uu cadeeyey in albaabkiisu mar walba culimada u furan yahay , waxii tallo ah ee ay siiyeena uu qaadan doono