Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ku dhaliilay madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi, heshiiska is-afgaradka ee loo arkay in uu sharci darro yahay.
Dhaliisha madaxweyne Geelle ayaa ka timid saameynta heshiisyada ceynkaas ah ay ku yeelan karaan xasiloonida gobolka iyo arrimaha madaxbannaanida, gaar ahaan marka la eego tan cakiran ee u dhexyesa Somalia iyo Somaliland.
Madaxweyne geele ayaa wareysi dheer siiyay wargeyska Jeune Afrique ee afka Faransiiska ayaa si weyn dhaliilay in Ethiopia ku lug yeelato arrimaha gobolka doonayo inuu gooni uga go’o Soomaaliya.