Madaxweynaha Somaliland Oo Booqday Dhaawicii Dacawalay.(Sawiro) December 28, 2024December 28, 2024 Hargeysa-28-12-2024-()-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa galabta Cusbitaalka guud ee magaalada Hargeysa ku booqdey dadkii shacabka ahaa ee dhawaan ku dhawaacmey dagaalkii ku dhacay deeganka DACAWALAY. Madaxweynaha Qaranka Somaliland oo mid mid u dul istaagay dadka dhaawaca ah ayaa Alle uga baryey inuu caafimaad Sareecana siiyo una Boogo dhacayo.