Madaxweynaha Jubaland Oo Xildh.Fadaraalka Ee Maamulkiisa ku Amray iney soo Galaan Kismaayo. November 3, 2024 Madaxweynaha Jubaland Axmed madoobe ayaa Xildhibaanadda maamulkiisa ku matala dawlada Federalka ku amray iney kusoo xaroodaan magaalada Kismaayo.