Heemaal News Network

Madaxweyne Xasan Shiikh u diray dhiggiisa Mareykanka ee Trump

Sida ku cad warqad uu Madaxweyne Xasan Shiikh u diray dhiggiisa Mareykanka ee Trump; DFS waxa ay Mareykanka ka dalbatay in uu la wareego gacan ku haynta; Garoomada Diyaaradaha ee Balidoogle & Berbera iyo Dekedaha Boosaaso & Berbera, sida ay soo bandhigtay Semafor.