Heemaal News Network

Maraykanka Oo Codka Qayaxan ku Diiday In Dawlad loo Aqoonsado Falastiin.

Mareykanka ayaa Codka-qayaxan [Vito] ku diidey in dowlad madax-banaan loo aqoonsaso Falastiin iyo in ay xubin buuxda ka noqoto Golaha Qaramada Midoobey.

Laba iyo toban dal oo kale ayaa oggolaatay, Uk iyo Switzerland waa maqnaayeen.