Dr. J. Peter Pham, oo hadalkaasi u jawaabaya, ayaa yiri:
“Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu u maleynayaa in Mareykanku yahay mid si fudud lagu maamuli karo, isagoo u soo bandhigaya dekedaha muhiimka ah ee Somaliland iyo Puntland, oo aanu ka talin,” ayuu yiri Dr. J. Peter Pham.
Soomaaliya ayaa dadaal ku bixinaysa ka hortagga aqoonsiga Somaliland ee uu Maraykanku ku hawlan yahay.