Heemaal News Network

Maraykanka Oo Maamulka Koorfur Galbeed kala Hadlay Muranka Doorashada

Danjiraha Mareykanka ee Soomaaliya ayaa la shiray siyaasiyiinta mucaaridka Koonfurgalbeed, isaga oo hoosta ka xarriiqay in ay taageerayaan doorasho xor iyo xalaal ah oo loo dhan yahay.

Doorashada Koonfurgalbeed ayaa kamid ah waxyaabaha ay isku hayaan Dawlada Fadaraalka Somaliya iyo maamulka Koonfur Galbeed.