Heemaal News Network

Maraykanka Oo War kasoo Saaray Kulan ay la Yeesheen Wasiirka Difaaca Somaliya

Safaaradda Maraykanka ee Muqdisho oo ka hadashay shir ay la yeelatay warsiirka difaaca Soomaaliya Axmed Macalin Fiqo oo looga hadlay sida Muqdisho iyo Washington iskaga kaashaab dagaalka ka dhan ah argagixisada ayaa sheegtay in labada wadan si “wadajir ah ugu heellan yihiin dhisidda hay’ado amni xooggan oo adkaysi leh, kuwaas oo horumarinaya aragtideenna mideysan ee ku aaddan nabad iyo xasillooni waarta”.

Sida ay cadeeyeen saraakiil amni oo Maraykan ah maamulka Trump ayaa ka carooday heshiisyada Soomaaliya la gashay dalka Turkey oo kaalin wayn ku leh dhismaha hay’adaha amniga Soomaaliya.