Gudoomiye Ku xigeenka xisbiga Wadani Ahmed Faaxle ayaa masaajid dhexdiisa qof shicib ah dhaawac ugu geystay isagoo ku tukanaya salaada makhrib waxaana ku weeraray mindi ,
Waxaan xaaladiisa caafimad lagu dabiibayaa dhakhtarka magaalada berbera ,
Illahay ha caafiyo oday Ahmed
Xigasho Sidiiq Carab