Sidoo kale ninkan la sido ayaa ahaa sayga marxuumad Luul oo ah Macalin Dugsi qur’aan kaasoo qaba baahiyaha gaarka ah isla markaana goobjoog ahaa markii marxuumadda nafta la dhaafinayay ee la dilayay awoodna aan u lahayn uu ku difaaco .
Waxay u ahayd maalin madaw maalintii hore maantana isaga oo ku faraxsan cadaaladda uu heley ayuu goobta ka tagay aabahani.