Hawlgalkan lagu baadi-goobayo maydka ee caawa ka socda dhaanka magalada Dila ayaa waxaa goob-joog ka ahaa Masuliyiin ka tirsan xukuumada Somaliland oo ay kamid yihiin mareeyaha Hayada wadooyinka Somaliland, Agaasimaha hayada Shaqalaha dawlada, Badhasaabka Gobolka Awdal iyo maayirka magalada Boorama.
Sidoo kale waxaa goobta dhaanka ku sugan ciidamada ilaalada xeebaha somaliland oo wado dadaaladii lagu helilahaa maydka marxuumka.