Heemaal News Network

Maydka Wiil-yar Oo Maanta ku Dhcay Dhaan ku Yaala Dila Oo Wali laa Baadi-goobayo

Waxa ilaa hada lagu gudajiraa hawlgal balaadhan oo lagu baadi goobaayo maydka Alle ha u naxariistee Cabdiraxmaan Mukhtaar Cali oo maanta duhurkii kudhacay dhaamka ku yaala degmada Dilla ee gobolka Awdal.

Hawlgalkan lagu baadi-goobayo maydka ee caawa ka socda dhaanka magalada Dila ayaa waxaa goob-joog ka ahaa Masuliyiin ka tirsan xukuumada Somaliland oo ay kamid yihiin mareeyaha Hayada wadooyinka Somaliland, Agaasimaha hayada Shaqalaha dawlada, Badhasaabka Gobolka Awdal iyo maayirka magalada Boorama.

Sidoo kale waxaa goobta dhaanka ku sugan ciidamada ilaalada xeebaha somaliland oo wado dadaaladii lagu helilahaa maydka marxuumka.

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Warbixinta Degmada Bali-hadhac Oo Ay Booqdeen Masuuliyiin Ka Socda Maanulka SSC-khaatumo

Heemaaln

Khasaare ka Dhashay Booyad Shidaal Oo ku Basbeeshay Degmada Warta Nabada Ee Muqdisho

Heemaaln

Hal Qof Oo ku Dhitay Gaadhi Xoolo siday Oo ku Dhacay Jidka Sheekh

Heemaaln